Real Madrid oo garaacay Atlético Madrid una gudubtay siddeed-dhammaadka Horyaalka Yurub

Real Madrid ayaa usoo gudubtay wareegga siddeed-dhammaadka ee Horyaalka Yurub kaddib markii ay rigoorayaal ku reebeen kooxda ay xifaaltamaan ee Atlético Madrid. Kulanka oo ka dhacay garoonka Atlético ee Metropolitano, ayaa si lama filaan ah waxaa gool shabaqa Real Madrid ku hubsaday Connor Gallagher daqiiqadii koowaad ee ciyaarta, taasoo ka dhigtay in guud ahaan labada…

Read More

Newcastle United oo racfaan ka qaadanaysa casaan uu qaatay Anthony Gordon

Anthony Gordon ayaa kaarka casaanka loo taaagay kulankii xalay Newcastle United ay la ciyaareen Brighton & Hove Albion, taasoo keentay inuu seego finalka Carabao Cup-ka ee ay la ciyaari doonaan Liverpool 16-ka Maarso. Laacibka da’da yar ayaa laga saaray garoonka daqiiqadii 83aad kaddib markii uu riixay daafaca Brighton, Jan Paul van Hecke, taasoo loo arkay…

Read More

Tababare Ruben Amorim oo jawaab kulul siiyay Wayne Rooney

Tababaraha Manchester United, Ruben Amorim, ayaa si kulul uga jawaabay eedeymo uga yimid halyeygii hore ee kooxda United, Wayne Rooney, kaasoo ku tilmaamay yoolka Amorim ee hanashada horyaalka Premier League mid “aan macquul ahayn”. Kaddib guuldarradii Manchester looga reebay FA Cup-ka kulan ay la ciyaareen kooxda Fulham, Amorim ayaa ku adkeystay in yoolka kooxdu yahay…

Read More